23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanada Caasho Cabdoo Malayka oo ka hadashay sidey af-Somaliga ku baratay: waraysi xiise leh

Fanaanada Somaliyeed ee Caasho Cabdoo Malayka oo waraysi xiise leh bixisey ayaa ka warantey sidey Af-Somaliga ku baratey kadib markii laga keenay Kismaayo oo ay deganayd si ay radiyo Muqdisho uga caawiso luqada Sawaaxiliga oo aad loogu baahnaa. Caasha Cabdoo Malayka ayaa ku heesi jirtey sadex luqadood oo ah Carabi, Sawaaxili iyo Somali.

Caasha Cabdoo ayaa ka mida fanaaniinta ugu codka macaan isla markaana ku heestay heeso dhowra ayna can ku ahayd hees ay la qaadi jirtey hees dhowr luqadooda.

Hoos ka daawo heesta koowaad oo fanaanadu toos u tuntey

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM