23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa maanta xariga ka jaray wasaarada macdanta iyo batroolka

Raiisal wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa xariga ka jaray wasaarada macdanta iyo batroolka oo dhismaheeda laga saaray dadkii deganaa in muddo ah. Wasiirka wasaarada macdanta ayaa sheegay in Somaliya tartan kula jirta dalalka caalamka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM