23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Guri wadaniyadu ku dheertahay ayaan ku dhex dhashay: ARAG waraysigii ay bixisay marwo Fowsiya Yuusuf X Aadan

Wasiiradii hore ee arimaha dibedda Marwo Fowsiya Yuusuf x Aadan ayaa waraysigi oo dhamaystiran ku sheegtay in ay ku dhalatey guri wadaniyadu ku dheertahay taas oo ka dhigan in ayna waligeed liqin sheekada Somalidiidka ee ay wadaan qaar ka mida beesheeda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM