07/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka caafimaadka Xaawa oo ka hadashay dhaawacyadii Gaalkacayo ee Muqdisho la keenay iyo warar beena oo ay beenisay

Wasiirka caafimaadka dawlada dhexe iyo kan maamulka Puntland ayaa booqdey dhaawacyadii dagaalkii Gaalkacayo waxayna sheegtay in aan dhaawacyada loo kala eegin xaafad xaafad laguna daawaynayo dhamaan isbitaal digfeer. Waxay wasiiradu beenisay war ay qoreen wargeysyada Puntland.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM