06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG Xildhibaan Maxamed Aadan Waaberi oo la hadlay jaaliyada reer Awdal ee Ingiriiska

Waxa xalay jaaliyada reer Awdal ee Ingiriiska ay soo dhaweyn u sameeyeen xildhibaan Maxamed Aadan Waaberi oo ah xildhibaankii u horeeyay ee ku Jira barlamaanka Somaluya oo la hadla jaaliyada.

Xildhibaanka ayaa wada ummada Somaliyeed u wada hawlo muhiima sida in dhalinta ku jirta jeelasha Ingiriiska xabsigooda logu bedeli lahaa Somaliya.

ARAABINEWS