November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Askari booliisa oo usbuucii hore lagu dilay weerarkii wargeyska Faransiiska oo Muslim noqdey iyo wargeyskii oo gaf daabacay+SAWIRO

Paris 14 Jan 2015–Askari booliisa oo la wada daawaday iyadoo rasaas ay ku furayaan laba argagixiso ah oo xasuuqay 12 qof ayaa hadda noqday Muslim. Qoyskiisa ayaa ka hadlay dhacdadan foosha xun ee dhiigiisa lagu xalaashaday.

Dhinaca kale wargeyskii weerarka lagu qaaday ayaa manta daabacay aflagaado uu u gaystaey rasuulkeena waxana muuqata in aanu wali edeb yeelan inkastoo ay sheegeen in ayna qori doonin aflagaado dambe.

ahmed-_1[1]ahmed_2[1] Malek Merabet (C), the brother of slain

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS