November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sucuudiga oo qoorta ka jaray 47 rag Shiico ah oo uu ku jiro sheekh caana iyo aduunka oo cambaareeyay xasuuqan

Kooxda Salafiga ee taageerta argagixisooyinka Muslimka oo dhan ee ka Talisa Sucuudiga ayaa qoorta ka jartey 47 rag Shiico ah oo lagu tuhmey in ay diidan yihiin xukunka Sucuudiga ee boqortooyada.

Xasuuqan maanta dhacay ayaa laga cambaareeyay aduunka oo dhan iyada dadka la dilay loo dilay laba arimood oo kala ah kow in ay Shiico tan labaadna lagu eedeeyay in ay diidan yihiin xukunka boqortooyada.

Sucuudiga ayaa dagaal isaga u gaara kula Jira Shiicada wuxuuna isku dayay in uu samaysto xulufo uu kula dagaalamo waxase diidey wadamadaas uu sheegtay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS