Ina lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan jaaliyadaha Bahabar Cabdalle ee Beljim, London, Iskandaneefiya, Maraykan iyo Kanada waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Xaaji Maxamuud Cumar Fadan oo hooyadood Aamina Bulaale Warsame ku geeriyootay Boorama.
Waxaan marxuumada uga baryaynaa in Rabi janadiisa Fardowsa ka waraabiyo reerkii ay ka baxdeyna Samir iyo iimaan ka siiyo iyo waliba eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday. AAAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS
![tacsiqol[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/01/tacsiqol1-300x157.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay