November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG Faarax Macalin oo ku sheegay madaxda Somalida in nin xabashi ah farta ugu yeero kana gariiraan

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka Kiiniya Faarax Macalin ayaa madaxda Somalida dhamaan ku sheegay in ay Gabre ka amar qaatan uuna farta ugu yeero halka isaguna is amaanay. Warar ayaa sheegayay in Gabre shalay looga yeeray xarunta nabadsugida ee Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS