November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Saraakiisha Amisom Ku War-geliyey Dagaal dalka lagu Xoreeyo

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiisha ugu sareysa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM, iyagoo isla soo soo qaaday sida lagama maarmaan u tahay in la bilaabo howlgallo cusub oo ka dhan ah dhiigmiiradka shabaab.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS