November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhaqtar Ruusha oo bukaan socod feedh ku dilay: Dhacdo laga naxay: ARAG

Dhaqtar Ruusha oo nafta kaga qaaday bukaan socod u yimi kadib markii loo sheegay in uu kalkaaliso si xun ula soo hadlay. Dhaqtar ayaa waali dartii feedh ku suuxiyay bukaan socodkii kuna daray nin la socday. Waxa goobta ka dhacday in kalkaalisooyinka meesha ka cararaan waalida dhaqtarkan Ruushka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS