November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maxkamada gobolka Sanaag oo xukuno kala duwan ku riday rag lagu helay dambiyo

Maxkamada gobolka Sanaag ayaa xukuno kala duwan ku ridey rag lagu helay dambiyo kala duwan oo ay ku jiraan tahriibin iyo falal ka dhana bani aadamka. Raga qaar ayaa lagu helay in uu dadka bada ku tuurey sidaana lagu xukumey dil toogasho.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS