06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Prof Axmed Samatar muxuu ka yiri xiriirka Xasan Sheekh u jaray IRAN

Prof Axmed Samatar ayaa wax laga waydiiyay xiriirka Xasan Sheekh u jaray dawlada Muslimka ah ee Iran isagoo Sucuudiga ka amar qaadanaya. Prof Axmed Samatar ayaa ku sugan London wuxuu hore uga noqdey mowqifka Somalida WADAJIRKA hadana wuxuu u ololeeya KALA GO Somalida.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS