06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG xaflad loo sameeyay maamul lagu magacaabay Bakool Sare oo ka go’ay Koofur galbeed

Xaflad lagu maamuusayay maamul la magic baxay Bakool Sare oo ka go’ay maamulka Koofur Galbeed ee Somaliya ayaa ka dhacday Minnseota. Xafladan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa muujinaysa sida federaalku u dhicisoobey. Maamulkan oo beesha Daarood sheeganayaan ayaa waxa ku Jira sadex degmo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS