06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sooraan iyo jawaan iyo bahda fanaaniinta Burco oo tacsi u direy abwaan Cali Sugule

Sooraan iyo Jawaan iyo bahda fanaaniinta reer BURCO ayaa tacsi u direy abwaan Cali Sugule oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta. Cali Sugule ayaa sidii burburkii u deganaa Imaaraadka wuxuu abwaanku ka mid ahaa ruug cadaayada Somaliyeed ee qayb weyn ka soo qaatey xornimada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS