November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gudoomiye ku xigeenka Salal oo u hanjabayay dadka dhiban ee Saylac oo reer Burco ku garaaceen gurigiisa

Waxa dhaawac xoogle loo gaystey gudoomiye ku xigeenka gobolka Salal oo daraad u hanjabay dadka gobolka ee dhiban ee Faysal Magafe oo Siilaanyo ka keenay BURCO uu baad kaga gurto dadka masaakinta ee waligood safri jirey. Gudoomiyahan ayaa lagu garaacay gurigiisa looguna gaystey dhaawac.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS