November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Halkan iyo Itoobiyaba Isaaq waan wada deganahay dhibna naguma qabaan: Oromadii Burco oo hadashay

Shir jaraaid oo ay qabteen Oromada degan Burco ayay kaga hadleen in ay suuqa dhexmari kari waayeen amaankoodiina khalkhal galay sidii loo sheegay in uu jiro nin lagu eedaynayo in uu qashay gabadh yar oo afar Jira oo lagu dilay tuulo BUrco u dhow. Waxay yiraaheen Isaaq halkan iyo Itobiyaba waan wada deganahay dhibna nama dhextaalo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS