20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Warshad biyaha caagaysa oo Boorama laga furey iyo hadaladii laga jeediyay

Markii ugu horeysay magaalada Boorama ayaa la sheegayaa in warshad biyaha caagaysa laga furey isla taasi oo manta xariga laga jaray waxana gobta ka hadlay waxgarad iyo culimo reer Boorama ah iyo wasiir uga yimi Hargeysa una qaabilsan ganacsiga oo lagu casuumey furitaanka iyo goob kale oo uu dhagax dhigey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS