November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cali Warancade oo lagu yaqaan caruur ka cabsiin ayaa la yimi sharci gumeysiga carabta laga isticmaalo

Cali Warancade oo ka hadlayay dadka ajaanibta ah ee jooga gobolada Somaliland ayaa la yimi sharciga carabta e gumeysiga isagoo sheegay in ajaanibtu ay la joogi karaan qofka ay u shaqeeyaan sidaana sharci ku helayaan. Ajaanibta ugu badan ee joogta gobolada Somaliland ayaa u badan OROMO muslim ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS