23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

SNM oo hanjabaad isku marisey saxaafada: maxaa kala qabsaday

Ooto iyo Shiine oo labaduba ka tirsanaa SNM ayaa hanjabaad iyo isyasid isku mariyay hawada halka Ooto ku hanjabay in uu suuqa ka saari doono Shine haddii uu ka bixi waayo suuqiisa. Halka Shiine isaguna ku sheegay Ooto nin fuley ahaa oo gaadhi kala baxsaday kadibna tagey Diridhaba.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS