23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

C/raxmaan Ciro oo ku soo wareegay degmooyinka gobolka Togdheer

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ku soo wareegay degmooyin ka tirsan gobolka Togdheer halkaas oo uu dalbaday in la qaato kaadhka diiwaangelinta. Ciro ayaa lug ku maray qaar ka tirsan tuulooyinka iyadoo dadka lagu qaaday gawaadhida xamuulka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS