23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ilmoyar oo hooyadii argagixisadu dishey xasuuqii Liido oo ka mid noqdey dadkii la soo badbaadiyay

Weerarkii argagixisadu ku xasuuqdey dadkeena oo hadda dhimashadu marayso ilaa 20 ayaa waxa ku jirey ilmoyar oo hooyadii ay argagixisadu dishey waxa kale oo ku Jira dadka goobta laga soo saaray hooyo iyo ilmasheeda oo is haysta. Dhiigmiiratada ayaa rasaas ooda uga qaaday dadkii maqaaxida u shah doontey una caways doontey xilli ay ahayd habeen fasax ay yihiin beri.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS