Xirsi Xaaji Cali Xirsi Tooriile ayaa loo balanqaaday kursi xisbi haddii uu beeshiisa ka soo balanqaado in ay codka siiyaan gudoomiye ka tirsan xisbiyada Somaliland taas oo ka dhigeysa xisbiyada kuwo u xiran hal beel.
Xirsi Tooriile ayaa mel maran ku soo dhacay markii la dhegeysan waayay xisbiga Kulmiye wuxuuna isaga iyo garabkiisii hadhay ay geed hoose iyo geed gaaban u fuuleen in ay beelahooda ka keenaan cod.
Xirsi Xaaji ayaa loo balan qaaday kursiga xisbiga Wadani haddii C/raxmaan Ciro ku guuleysto jagada madaxweynenimo taas oo ka dhigeysa xisbiyada Somaliland mid hal beel u xiran.
Xirsi ayaa beeshiisa ka soo dhameeyay in ay taageeraan C/raxmaan Ciro. Waxaanse la garanayn sida uu beesha uga dhaadhicin karo in ay wada taageeraan Ciro kana tagaan Siilaanyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay