06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanka Farxaan Xidig oo deeq furaashyo ah gaarsiiyay isbitaal Boorama ku yaal

Fanaanka Farxan Xidig ayaa deeq furaashyo ah gaarsiiyay isbitaal aad ugu baahan oo ku yaal Boorama oo ah isbitaal dimirka. Fanaanka ayaa sidoo kale ka hadlay fanaanada Qamar Harawo oo ku xiran jeel ku yaal Turkiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS