29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Reer Baydhabo oo markii u horeysay u jawaabey Somaliland iyo Puntland: ARAG

Iyadoo maamulka Somaliland ku hanjabayo in uu masaafurinayo dadka reer Baydhabo iyo Bakool ayaa dadka reer Baydhabo markii ugu horeysay jawaab ka bixiyeen. Banaanbax ka dhacay Baydhasbo maanta ayaa isna jawaab looga dhigey mid ka dhacay Boosaso shalay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS