29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Nama qabato talada dalka ayaad dibed joog ka tihiin: madaxweyne Cali Khaliif

Madaxweyne Cali Khaliif oo shir jaraaid ku qabtey Buuhoodle ayaa sheegay ka hadlay go’aamadii ka soo baxay shirkii Xamar sheegayna in dadkoda oo gaaraya milyan hadana lagu yiraa talada dalka waxaad ka tihiin dibed joog. Warar ayaa sheegaya in lixda kursi ee dheeriga ah loo qoondeeyay Khaatumo State.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS