16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaaniin booqdey abwaan afgudhiye kana ooyay xaalada uu ku jiro magaalada Boorama

Fanaaniin reer Awdala oo ka tagey Hargeysa, qurbaha iyo daljoog ayaa booqdey abwaan Afgudhiye oo in muddo ah u jiifay xanuun magaalada Boorama waxana la doonayaa in wax loo qabto. Maayerka iyo fanaaniinta ayaa ka ooyay xaalada uu ku sugan yahay.

Qayb kale oo dhamaystiran

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS