November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wakaalada wararka ee NBC oo sii daysay muuqaal diyaaradii Daalo ee shalay qaraxu haleelay

Wakaalada wararka ee NBC ayaa sii daysey muuqaal lagu duubey moobilka gacanta oo uu duubey rakaab ka mida dadkii saarnaa waxana muuqata in dadku degan yihiin iyadoo diyaarada ay daloosho qayb weyn. Ma cadda qof la sheegay in uu ka soo dhacay diyaarada uu rabey in uu isqarxiyo marka diyaaradu garto Jabuuti.

Waxase muuqata in diyaarada Daalo aan laysku halayn Karin oo ay hadda u baahan yihiin in si fiican loo baaro diyaaradaha ka baxaya Muqdisho.

diyaarada-duleelsamatay[1]diyada[1]dalolka[1]

Tuuji bartamaha muuqaalka si aad u daawato

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS