Farshaxanka caanka ah ee fikirkiisa ku muujiya gacantiisa ayaa sawir aad loogu qosley ka diyaariyay waxa dhici kara hadii la xanibo garoonka Hargeysa oo hadda ay soo fadhiistaan ilaa sadex diyaaradood oo taga Hargeysa.
Dawlada Somaliya ayaa beenisay in ay joojisey duulimaadyada tagaya Hargeysa iyadoo diidan in ay sumcad u abuurto maamulka Hargeysa oo arimahan noocan oo kale ka raadiya ictiraaf.
Maxamed Yuusuf, madaxa wararka Somaliland
ARAABINEWS
![s-2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/02/s-21-300x194.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay