November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Baasaboor Somaligu waa hanti ummada Somaliyed ka dhaxaysa: boqor buurmadow oo raaligelin bixiyay+CIRO

Suldaanka Siilaanyo Boqor burmadow ayaa Cali Warancade afka goostey kadib markii uu wax ka sheegasy baasaboor Somaliga waxa dhinaca kale uu ka hadlay tiyaatarka Hargeysa kuna eedeeyay C/raxmaan Ciro in uu arinta meel qaldan ka galay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS