November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sheekh Aadan Siiro oo Siyaad Bare tabey: Hargeysa ma sidan ayay ahayd

Sheekh Aadan Siiro ayaa si xun u tabey madaxweynihii u dambeeyay Jamhuuriyada Allaa yarxamu Siyaad Barre wuxuuna sheekhu sheegay in Hargeysa ahayd meel la yaqaan. Wuxuu hore u tabey Daahir Rayaale oo uu sheegay in isla masjidkan laga mucaaradi jirin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS