November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Agaasimaha duulista Somaliland oo soo saaray amaro cusub kadib qaraxii Daalo: waan baraarugney

Kadib markii qaraxii diyaaradii Daalo ayaa dawlada Somaliya soo saartey amaro cusub oo la xiriira waxyaabaha qofku qaadan karo sida caalamka ka jirta isla markaas ayaa agaasimaha duulista Somaliland isna ku dhawaaqay amaro cusub iyadoo waxyabaha madnuuca ah ee qofku qaadankaro.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS