War been abuura ayaa telefishanka Star ee laga leeyahay Hargeysa ka sii daayay Buuhoodle iyagoo isku daray soo dhaweyno hore iyo mid ay ku sheegeen in la soo dhaweeyay gudoomiye Siilaanyo lacag kaga qaata in uu Buuhoodle xukumo. Gudoomiyahan ayaa warka lagu shegay in dadka la hadlay inkastoo dadkii aan la tusin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay