Xildhibaano farabadan ayaa ka caroodey hadal uu jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh oo dalbanayay in si fiican loo baaro xildhibaanada iyo dhamaan xubnaha dawlada iyadoo ay soo baxayso in qaraxii Daalo ragii fulisey aan la marsiin baaristii la rabey.
Halkan hoose ka fiirso hadalka Xasan Sheekh
Hoos ka dhegeyso jawaabta xildhibaanad Khadiijo Diiriye iyo codsi loo jeediyay in wasiirada qaarkood la horkeeno barlamaanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay