November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gudoomiyaha doorashooyinka Somaliland oo Boorama kaga hadlay sida diiwaangelintu u socoto iyo warar uu beeniyay

Gudoomiyaha doorashooyinka Somaliland oo saxaafada la hadlay ayaa ka hadlay sida ay u socdaan is diiwaangelintu iyadoo goobaha qaar uu muran xoogleh ka taagan yihiin dadka qaarna loo diidey in ay is diiwaangeliyaan. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay qaataan kaadhka ay wataan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS