November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Faysal Waraabe oo ku eedeeyay xisbiyada Kulmiye iyo Wadani in xoolaha dawlada durba olole u isticmaalayaan

Gudoomiyaha Ucid Faysal Waraabe oo waxyasr marjkuu joogaba dibedda u dhoofa ayaa Hargeysa ku soo laabtey wuxuuna eedeeyay xisbiyada Wadani iyo Kulmiye oo uu ku sheegay kuwo durba isticmaalaya xoolaha ummada xilli ayna gaarin doorasho.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS