November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Tacsi ku socota ilma Xaaji Cumar Aare Miicaad

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxa maanta ku geeriyooday magaalada Diridhaba xaaji Cumar Aare Miicaad oo beledka aad looga yaqaaney waxa tacsida u diraya qoyskii uu ka baxay xaaji Cumar Aare Miicaad: Xaaji Seef X Jaamac iyo xaaskiisa Fowsiya Cusmaan Sharad iyo dhamaan reer Cusmaan Sharad iyo Dr Maxamed Xasan Dirir iyo Xaaskiisa Faaisa Xasan.

Waxa kale oo tacsida diraya bahda Bahabar Cabdalle ee Beljim, Skandeneefiya, Ingiriiska, Woqooyiga Amerika, oo leh RABI naxariistii jano haka waraabiyo marxuunka eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan haka siiyo.

tacsiqol[1]

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS