November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Afhayeenka cusub ee Siilaanyo magacaabay oo wax laga waydiiyay hawsha

Afhayeenka cusub ee uu magacaabay madaxweynaha Somaliland Siilaanyo ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay xilli madaxtooyada Siilaanyo uu ka jiro jahwareer sida ay u gudbiyaan wararka. C/raxmaan Cilmi Faahiye ayaa hore u ahaan jirey wariye. Afhayeenkii hore ayaa mararka qaar isku dhex yaacay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS