20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Warancade oo is dhaafiyay taliyaha socdaalka oo shaqadiisa khalkhal geliyay

War ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha ayaa lagu sheegay in jagadii laga qaaday taliyaha socdaalka maamulka Hargetysa oo ku jeesjeesi jirtey Somalida degasn Hargeysa iyo Burco. Talaabadan ayaa keenaysa in Cali Warancade toos loola xisaabtamo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS