November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dadka deegaanka Sabawanaag (Awdal) oo sheegay in dadka qaar beerka looga tuntey

Dadka deegaanka ee Sabawanaag ee hoostagta Lughaya ayaa si faahfaahsan uga waramay sidey wax u dhaceen sheegasyna in ay aargoosan doonaan. Waxa soo baxa warar sheegaya in isla booliiskii weerarkan ka dambeeyay ay badbaadinayaan kuweii falka gaystey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS