November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cali Gurey oo aan la gaban cida reer Awdalka Lughaya luqunta u galay

Gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga UCID ayaan ka gaban in uu ka hadlo lix goobood oo ka tirsan Lughaya oo loo diidey in doorasho iyo codeyn ka dhacdo wuxuuna toos u sheegay cida reer Awdalka Lughaya luqunta u gashay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS