November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

C/raxmaan Ciro oo soo dhaweeyay siyaasiyiin farabadan oo reer Awdala oo ku soo biirey Xisbiga

Xisbiga Wadani ayaa u jilbo dhigtey gobolka Awdal iyadoo u muuqata in uu gebi ahaanba hantey taageerada gobolka Awdal. Gudoomiyaha xisbiga Ciro oo Boorama hoy ka dhigtey baryahan ayay ka muuqatey hanweyni markuu soo dhaweeyay siyaasiyiin ku soo biirey xisbiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS