November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Oday dhaqameed ka tirsan Sacad Muuse (ISAAQ) oo cambaareeyay weerarkii Lughaya iyo nin iyaga caayay: ARAG

Oday dhaqameed ka tirsan beesha Sacad Muuse (ISAAQ) ayaa cambaareeyay weerarkii Lughaya iskana fogeeyay kuwii weerarka gaystey waxayna sheegeen in ay iyaga u gaartahay halka qaar kalana sheeganayaan.

Hoos ka daawo nin caaqil sheegtay laguna magacaabo Ismaaciil Xaaji Wareer oo jawaab deg dega siiyay kuna tilmaamay calooshood u shaqaystayaal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS