Kadib warar sheegayay in xilligii Saylici iyo Muuse Biixi yimaadeen deegaanada Dilla ee gobolka Awdal dadka loo sheegay in raashin la qaybinayo aya xisdbiga Wadani ee Ciro uu ka faiideystay in uu raashin kaga ajarsado dadka ay ku habsatey abaaruhu taas macnaheedu maaha in uu ka duwan yahay maamulka Siilaanyo ee hadda Jira.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay