12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Deg deg: argagixisada shabaab oo laga xoreeyay deegaano horleh oo gumaysi ku jirey

Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Dowlada iyo Kuwa AMISOM ay la wareegeen Deegaano Ay horleh oo ku jirey gacanta gumeysiga shabaab la baxay.

Deegaanada argagixisada Shabaab laga saaray ayaa waxaa kamdi ah Degaanka Ceel-Barafo Iyo caadleey iyadoona loo adeegsadey halkaas oo argagixisadu ooda jabisey.

Majiraan Saraakiil Katirsan Dowlada iyo AMISOM oo weli ka hadlay Qabsashada Deegaanada Gobolka Sh/Dhexe,ama xitaa Shabaab,

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS