24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

War lagu farxo: ninkii diley Hindiya Xaaji Maxamed oo dil toogasho ah lagu xukumey: sidee xukunku u dhacay

Maxkamad ku taal Muqdisho ayaa dikl toogasho ah ku xukuntey ninkii sida foosha xun u diley Hindiya Xaaji Maxamed. Ninkan ayaa ka tirsanaa argagixisada banaysatey dhiigeena ayaa dlka toogasho aad loo soo dhaweeyay iyadoo lagu farxay cadaalada la marsiiyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS