November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Siyaasi Obsiiye oo Siilaanyo ka dalbaday raaligelin sida foosha xun ee uu u xaqiray salaadiinta reer Awdal+MUUQAAL

WP_20141012_009-300x168[1]Boorama 23 Nov 2014–Siyaasi Maxamed Obsiiye oo Siilaanyo ka dalbaday raaligelin sida foosha xun ee uu ula dhaqmay salaadfiintii reer Adal oo uu ku tilmaamay reer Boorama. Warqada isagu ma qorin ee waa loo qorey inuu iska hubsado ayay ahayd inta aan akhrin. Waxa kale oo uu ka xumaaday in aan la tabin siyaasiyiinta fadhiidka ah ee ka soo jeeda Adal oo uu sheegay in ay beesha dhexe ka badbaadiyeen isku dhac.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM