06/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxa Jira gudoomiyeyeaal degmo oo hawshooda gabay: xildhibaano taageeray in amniga Muqdisho la wareejiyo

Xildhibaano ka tirsan barlamaanka kana soo jeeda beesha Hawiye ayaa taageeray in amniga Muqdisho lagala xisaabtamo maamulka gobolka Banaadir oo ay sheegeen in ay ka buuxaan gudoomiyeyaal degmooyin oo hawshoodii gabay. Waxay ku taageereen Tuuryare hawsha uu wareejay.

Hoos ka fiirso C/raxmaan Tuuryare oo ka hadlay xil wareejinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS