Xulka dalkaasi Tuunisiya oo aad u kulul ayaa garaacay xulka dalkaasi Sambiya koobka ciyaaraha Afrika ee ka socda Igwatooriyad Gini. Sambiya ayaa cuntey fursado badan oo ay ku sii hoyn lahayd xulka Tuunisiya waxayse noqotey in iyadii lagu garaaco laba gool iyo hal.
Dhinaca kale jasirada Cape Verde oo dadkeedu yahay shan boqol oo kun ayaa barbar dhac la gashay jamhuuriyad Congo oo dadkeedu yahay todobaatan milyan.
ARAABINEWS
![_80461981_80461748[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/80461981_804617481.jpg)
Wararkii hore
Xulka Faransiiska oo la tacaalaya cudur aan la garanayn
Ciyaartii Marooko iyo Faransiiska oo dib loo ciyaari karo iyo sababta
Amni daro la soo deristay xulka kubadda cagta ee Gaana