November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Taliyihii ciidanka qaybta Saaxil oo lagu dilay isla gobolka

Taliyihii ciidanka qaybta gobolka Saaxil gaashaanle sare C/risaaq Yuusuf Casayr ayaa lagu dilay tuulo u dhow Berbera waxana sidaas xaqiijiyay booliiska gobolka Saaxil mar ay la hadleen saxaafada. Lama yaqaan waxa lagu diley.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS